ENGLAND »

Bacary Sagna: Oo wadahadalo qandaraas cusub uu ku saxiixayo kula jira Arsenal

Bacary Sagna oo sheegay in wadahadalo qandaraaska loogu kordhinayo uu kula jiro Arsenal

June 20, 2013 at 9:39 am

Bacary Sagna ayaa hoos u dhigay wararka xanta ah ee suuqa la isla dhexmarayo, isagoo daaha ka qaaday inuu ku nagyahay wadahadalo uu qandaraas cusub ugu saxiixayo Arsenal. Daafaca...

SPAIN »

Mata oo sheegay inuu doonayo inuu ku guuleysto Koobka Qaaradaha, inkastoo laga hadlayo mustaqbalkiisa Chelsea

Juan Mata oo diirada saaraya Confederations Cup, xilli lagu xamanayo inuu ka tegayo Chelsea

June 20, 2013 at 11:32 am

Kubad sameeyaha Chelsea Juan Mata ayaa si buuxda diirada u saaraya ciyaarida kubada cagta ka dib markii lala xiriirshay inuu xagaaga ka tegayo Stamford Bridge. Mata ayaa ciyaaryahan...

ITALY »

Tevez oo u muuqda inuu xagaaga meel kale ka aadi doono Etihad Stadum

Juventus oo dooneysa inay Man City kala saxiixato Carlos Tevez iyo daafaca Aleksandar Kolarov

June 20, 2013 at 9:24 am

Juventus ayaa soo bandhigtay xiisaha ay u qabta daafaca dambeedka bidix ee kooxda Manchester City Aleksandar Kolarov, sida laga soo xigtay jariirada Daily Mail. Kooxda Talyaaniga...

WORD »

Xabad ayaa madaxa uga dhacday goolhaye Krtalica.... Wuu sii ciyaaray hal gool ayaana laga dhaliyey

Goolhaye madaxa xabad uga dhacday….. Siina watay ciyaarta keliya HAL goolna laga dhaliyey!

June 20, 2013 at 12:06 pm

Goolhaye u dhashay dalka Bosnia ayaa 90 daqiiqo ciyaaray, ka dib markii madaxa ay uga dhacday xabad habow ah, iyadoo keliya hal gool kooxdiisa laga dhaliyey. Goolhayaha kooxda...