David Beckham oo 4 xiddig oo caan ka ah England u kaxeenaya Mareykanka + Magacyadooda
David Beckham ayaa waxa uu isku dayi doonaan inuu afar cayaaryahan oo caan ka ah dalka England kuna jiro Steven Gerrard uu ka dhaadhiciyo inay u baqoolaan horyaalka dalka Mareykanka ee MLS.
David Beckham ayaa la sheegay in MLS uu ka yahay wakiil usoo ururiya xiddigaha caalamka, si ay taas caawimaad uga geysato shaac bixista horyaalka Mareykanka.
Xiddigaha ku jira liiska Beckham ee uu doonayo inuu kaxeeyo waxaa sidoo kale ka mid ah Ashely Cole, Peter Crouch iyo Michael Carrick.
Afartaas xiddig ayaa ah kuwa Mareykanka aad looga doonayo, si ay ugu dhaqaaqaan, una caawiyaan shaac baxa horyaalka MLS.
Inkasta oo kooxaha Mareykanka ay rumeysan yihiin inaysan heli karin xiddigahaas waqtigan ay weli yihiin kuwa looga baahan yahay kooxahooda, haddana waxa ay ugu yaraan doonayaan inay kubaddooda cagta ku dhameystaan Mareykanka.
Waxaa sidoo kale xiddigahaas loo yaboohi doona mushahar u dhaxeeya 3 illaa 4 milyan oo dollar sanadkii.


















Right, such a nighttime. We finished going through the many reports that you choose to inserted below and that i needs to own up that going barefoot is worthy of expending a couple of hours! Add to favs help support forthcoming blogposts!
I was suggested this web site by my cousin. I’m not sure whether this post is written by him as no one else know such detailed about my difficulty. You are wonderful! Thanks!
http://schaistie.weebly.com/105110911095109610771077-10741080107610771086.html
cetirizine 500mg …quelles Sont 10mg Chlorhydrate De Cetirizine Utilises Pour …haut Sur La Cetirizine
I believe that is one of the such a lot vital info for me. And i am satisfied reading your article. But should commentary on some basic issues, The site taste is great, the articles is in point of fact nice : D. Just right job, cheers
I just couldn’t go absent your web web site ahead of suggesting that I extremely liked the usual data an specific supply for the visitors? Is going to be again continuously in order to examine out new posts
Holiday >> New Year Day : Martin Luther King Day : Presidents Day : Memorial Day : Independence Day : Labor Day: Columbus Day : Veterans Day : Thanksgiving Day : Christmas Day : federal employees extra day off for Christmas